Faysal Fifa
Faysal Fifa
  • Видео 6 649
  • Просмотров 18 409 729

Видео

“Muuse Biixi iyo ina Kaahin Alle hay naga qabto “ Siyaasi Ismaaciil Yare
Просмотров 2,1 тыс.5 часов назад
“Muuse Biixi iyo ina Kaahin Alle hay naga qabto “ Siyaasi Ismaaciil Yare
Mujaahidkii labada Beebee kaarto waqooyiga u dhigay || Hargeysa
Просмотров 1,8 тыс.22 часа назад
Mujaahidkii labada Beebee kaarto waqooyiga u dhigay || Hargeysa
Buuq iyo sawaxanka golaha wakiiladda ka taagan ee ay keeneen weydiimaha Xildhibaan Maxamed Abiib .
Просмотров 7 тыс.2 часа назад
Buuq iyo sawaxanka golaha wakiiladda ka taagan ee ay keeneen weydiimaha Xildhibaan Maxamed Abiib .
“Yeeli mayno in maalinba cid gaara cuqdad lanoo galiyo Jabuutina waa walaaladay” Xil. Barkhad Batuun
Просмотров 1,2 тыс.2 часа назад
“Yeeli mayno in maalinba cid gaara cuqdad lanoo galiyo Jabuutina waa walaaladay” Xil. Barkhad Batuun
Hooyo Hargeysa ka dhex ooyaysa kadib markii inankeedii biilinayay ciidamadu….
Просмотров 1 тыс.2 часа назад
Hooyo Hargeysa ka dhex ooyaysa kadib markii inankeedii biilinayay ciidamadu….
Gudoomiye Axmed Cali Faxle oo Misaajid isagoo ku jira la dhaawacay dhawaan ayaa hadda hadlay
Просмотров 3,9 тыс.2 часа назад
Gudoomiye Axmed Cali Faxle oo Misaajid isagoo ku jira la dhaawacay dhawaan ayaa hadda hadlay
Dood adag oo saaka dhex martay mudanayasha golaha wakiiladda oo isku maan dhaafay xeer horyaal
Просмотров 9 тыс.4 часа назад
Dood adag oo saaka dhex martay mudanayasha golaha wakiiladda oo isku maan dhaafay xeer horyaal
“Shalay ayaa Laascaanood lagu waayay waa huwan imikana anoo reer Awdala layidhi waa cadaw “ Seed
Просмотров 12 тыс.4 часа назад
“Shalay ayaa Laascaanood lagu waayay waa huwan imikana anoo reer Awdala layidhi waa cadaw “ Seed
Xafladda shaacinta bandhigga buugga Danjire Koongo
Просмотров 4244 часа назад
Xafladda shaacinta bandhigga buugga Danjire Koongo
“Kulmiye lacagta ka cuna 14 sanno waxay qaban waayeen maanta haka sugina, Cirrona codka “ Gaaxnuug
Просмотров 1,2 тыс.7 часов назад
“Kulmiye lacagta ka cuna 14 sanno waxay qaban waayeen maanta haka sugina, Cirrona codka “ Gaaxnuug
Ansixinta xeerka ciidanka || Xildhibaan Meecaad
Просмотров 8617 часов назад
Ansixinta xeerka ciidanka || Xildhibaan Meecaad
Suldaan ka guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi oo warbaahinta la hadlay
Просмотров 1,5 тыс.7 часов назад
Suldaan ka guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi oo warbaahinta la hadlay
Wasiir Hore Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar
Просмотров 1,5 тыс.7 часов назад
Wasiir Hore Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar
Haldoorkii ugu badnaa ee reer Saaxil oo Waddani iska xaadiriyay
Просмотров 1,6 тыс.7 часов назад
Haldoorkii ugu badnaa ee reer Saaxil oo Waddani iska xaadiriyay
Xildhibaan Xeeldheere “ Kijadii reer Berbera ay ku jireen waxba kumay helin “
Просмотров 5967 часов назад
Xildhibaan Xeeldheere “ Kijadii reer Berbera ay ku jireen waxba kumay helin “
Xildhibaan Hore Siciid Cartan iyo maayir Hore Cabdalle Sandheere oo ka hadlay taageeradooda Waddani
Просмотров 4987 часов назад
Xildhibaan Hore Siciid Cartan iyo maayir Hore Cabdalle Sandheere oo ka hadlay taageeradooda Waddani
Boqolaal shacaba oo dhoolatus cajiiba ka sameeyay duleedka Hargeysa
Просмотров 7 тыс.7 часов назад
Boqolaal shacaba oo dhoolatus cajiiba ka sameeyay duleedka Hargeysa
“Ganacsatada nagu hawlan waxaanu leenahay Ciise Muuse waxba lagama macaasho “ Siyaasi Ramaax
Просмотров 2,8 тыс.9 часов назад
“Ganacsatada nagu hawlan waxaanu leenahay Ciise Muuse waxba lagama macaasho “ Siyaasi Ramaax
“Muuse Hargeysa oo biyo la iyo Berbera oo bilaa laydha ayuu xilka ka tagayaa “ Gud. Xirsi
Просмотров 1,5 тыс.9 часов назад
“Muuse Hargeysa oo biyo la iyo Berbera oo bilaa laydha ayuu xilka ka tagayaa “ Gud. Xirsi
“Musharrax nimada waan u soo tuumbo raacay “ Musharrax Cirro
Просмотров 2,2 тыс.9 часов назад
“Musharrax nimada waan u soo tuumbo raacay “ Musharrax Cirro
Maayir Mooge “ Maxaad xaragoon markaad gaadhiga ka degto bus iyo boodh ayaa ku jiidhaya “.
Просмотров 13 тыс.9 часов назад
Maayir Mooge “ Maxaad xaragoon markaad gaadhiga ka degto bus iyo boodh ayaa ku jiidhaya “.
Janno ma doonaysaa Sheekh Baaciye dhageyso fariintiisan
Просмотров 1849 часов назад
Janno ma doonaysaa Sheekh Baaciye dhageyso fariintiisan
“ Xasan Culusow boqolkiiba lixdan dhulka uu ka taliyo waxaa maamusha Ethopia “ Wasiirka Ciyaaraha
Просмотров 4049 часов назад
“ Xasan Culusow boqolkiiba lixdan dhulka uu ka taliyo waxaa maamusha Ethopia “ Wasiirka Ciyaaraha
Jabuuti oo Hargeysa ku awood sheegatay
Просмотров 3,9 тыс.9 часов назад
Jabuuti oo Hargeysa ku awood sheegatay
“Somaliyaay Banaadirkaaga qaado anagana waxayaga noo daa “ Wasiir Cali Mareexaan
Просмотров 1,5 тыс.9 часов назад
“Somaliyaay Banaadirkaaga qaado anagana waxayaga noo daa “ Wasiir Cali Mareexaan
“ Difaaca dalka haloo diyaar garoobo, Xeryihii tobobaradaa laydiin furayaa “ Wasiir Maxamed Kaahin
Просмотров 4,3 тыс.9 часов назад
“ Difaaca dalka haloo diyaar garoobo, Xeryihii tobobaradaa laydiin furayaa “ Wasiir Maxamed Kaahin
“Faan joogto ah ayaa Muuse laga fadhiyi kari waayay Ilaa Qaaxo, Muftaaxii dagaalkaan haya” Xil. Guun
Просмотров 12 тыс.12 часов назад
“Faan joogto ah ayaa Muuse laga fadhiyi kari waayay Ilaa Qaaxo, Muftaaxii dagaalkaan haya” Xil. Guun
Musharrax madaxweyne Dr. Cirro oo dawooyin gaadhsiiyay deegaano baahi caafimaad ka jirtay .
Просмотров 1,3 тыс.12 часов назад
Musharrax madaxweyne Dr. Cirro oo dawooyin gaadhsiiyay deegaano baahi caafimaad ka jirtay .
Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilqaadir Suldaan ka guud ee Somaliland
Просмотров 3,9 тыс.12 часов назад
Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilqaadir Suldaan ka guud ee Somaliland

Комментарии

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu Минуту назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanmohamed5734
    @hodanmohamed5734 6 минут назад

    waa qeyrkiinii ragan aad habaaraysaane dee sida raga ula tartama oo hadad ka heshaan maamula hadii klena haneeya gun yhy

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e 20 минут назад

    Qofka soo qoraya cid baa cabanaysa,waad iska hadashay Ummaddani weligood ilaahay mooyee cid kale uma cabanin,gardarada baa laga hadlayaan iyo kuwa nacaynku caloosha dhaamiyey,Runta waa la sheegayaa ninka cashuurta dadka qaata ee calooshu weynaatay ee kolba cadow daafacaya isagaa dhex jooga wadanka waa laga xishoonayaa ee la iskama celin waayin,Ilaahay baa ka weyn Ceeshka baa Qabana,Qofka Xaaraan Ku Noolka ahi ma xishoodo, kan wax waraysanayana waxa ka xun habka weraysiga loo qaado

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 43 минуты назад

    IdoorOromo ma awoodan in aad mucarid aad hubyseen ay yimada awdal

  • @Mohkh647
    @Mohkh647 48 минут назад

    Guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul inchaa allah

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 48 минут назад

    Ader awdaal astet guull ader ciisa iyo samaroon waay tashadan free from isaaq xabadha oramo kanaxaw naftawaa awddal waa fadaralka DJubuuti ader ismail abtayalda iyo kudaab ka kalay ader khadra xayad na maxkamad ayno sara doona

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 55 минут назад

    Waary tadhasa abay maxaad ladahay ader somali uumagadba ader SNM ta xamaarda ah aya tahay inshajah wano kuu qaban nana wanano ku jarjarna alhay haday uydhah

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw Час назад

    Alle idinka dalka iyo dadkaba Shartiina haka qabto🤲🤲🤲

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz Час назад

    Siyaasiyiin iyo xilibaanba Tani waa tii lagu Kala baxayay ee lagu Kala shaandhaynayay cadowga Guwahati inorganic buuxa

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p Час назад

    Hargeysa iyo jabuuti xadkooda waa xagee malaha xad anaa kuu sheegaya awdal iyo jabuuti ayaa xad leh lowyacado kaalay aanku aragnee

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Час назад

    DHUUSO AYADBA TAHAY WAXBA XITAA MANA QAADI KARTID MARKA HORE ADIGA IS XOREY 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Час назад

    ismaaacilll yre xisbiga iiimaaaan laaannnn ayuuu ugu jiraaaa

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 Час назад

    mabadiida isagu hasharaxo ee ha gorbooooodinnn

  • @abobasement346
    @abobasement346 Час назад

    Kuwan idor waxan ku nacay waa umad ilah duleyay

  • @Xasmas
    @Xasmas Час назад

    XISBI OFFWAREEN HUWAN KALKAL

  • @user-dw7lk2wi3n
    @user-dw7lk2wi3n Час назад

    Geesi Geesi dhalay ❤❤❤❤❤dhigu biyo mha Djanouti wa in odayga xun laga turo

  • @mdedreeso7078
    @mdedreeso7078 Час назад

    Bahaladaland passborka djibouti ha lo cesho

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Час назад

    Ilaahay idinka iyo dhuuni-raacyada Wadanisom ummadda Somaliland haka qabto, waan hubaa inuu ka qabanayee.

  • @user-wj8hc6zt5q
    @user-wj8hc6zt5q 2 часа назад

    Itoobiya ayaa sinaysa ee howceliyoo argagixisada ka itoobiya ayaan kaga kalsonay mooryanta huma baahna talabaad waxba kama hadhiin aqoonsi geesi waa diyaar ee ku farxaa duriyadaaya

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 часа назад

    in laynasoo hawaystoo karash nin noqdo issaq ayaa noogu wacan Cise wayneh iyo samaroon iyagaa kaligood darood oo dhan u jilib dhigay xitaa issaq ayaa sirtayada bixinayay oo huwanta lasoo saftay oo calankani tawxidka dhulka u quudhay .. from saylac city besha cise wayneh somaliland

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 часа назад

    waar ma passport ayaa calankaaga iyo dalkaaga loo gubba ?????? takale passport maraykan kuma doorsanayo nabadda hargayssa passportka Djibouti ragii laahaa ayaa qimo u yeelay lakin kaygaba aniga u yeelidoona horta washayba muu jirin maantana 5 dalbaa lagu tagga berina hadaan aqonsigga cadowga kalasoo baxo waan maalidoona ee waa la guurayaaye gadhiga xajista afar oday jaahil ah ayaa xoriyadiini iyo mustaqbalkini bilaash bilaa shuruud ku buxiyay oo jahligga iyo laangaabnimada idiinku wacaan !!!!!!!! from saylac city

  • @faizafarah3830
    @faizafarah3830 2 часа назад

    Ilaahay wadani ha naga qabt cadawga calooshood u shaqaysta yaasha cadawgu ha jabo

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 2 часа назад

      Insha allah maalmo yarba uga hadhayba dhaartii ee maxaad samayn 😂

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky Час назад

      ​@@VivaWNP143oo yaad haysataa ee kuu codaynaya. Maanta cidlaad taagan tahay, whi doorashadii 2017 ayaad kun jeer ka fursad badnayd

  • @MubYus
    @MubYus 2 часа назад

    Xildhibaan Somaliland ayaan ahay iyo Gardarada Jabuuti ayaan taageersanahay wax is qabanaya ma aha.

  • @MubYus
    @MubYus 2 часа назад

    Hadal cad. Xildhibaanka taageeraya Jabuuti ha tago jabuuti. waliba waa in xilka laga xayuubiyo.

  • @cabdiraxmangoud1891
    @cabdiraxmangoud1891 2 часа назад

    Ilaahoow muuse iyo ina kaahin anaga qabo ayay marayaan . Dadka maxasta ah ayaynu kunaqaanay inay habaartamaan

  • @amsa1135
    @amsa1135 2 часа назад

    Reer soomaalilandnoow xusbigaa tuura walaahi 😮😮😮😮

  • @Ali-zl7jj
    @Ali-zl7jj 2 часа назад

    Nacasku ileen ma dhinto Ismail Yare.

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 Час назад

      Somaali damaaci ! Ma fikirkiisad ku hysataa

  • @Ali-zl7jj
    @Ali-zl7jj 2 часа назад

    Saldhigyada maraykanka ee xadka ku yaalla ayaa ka yaaci doona marka aynu PM ka dhuun kaliya si hoose ugu garaacno gadhi xataa uma baahna

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 часа назад

    Waasidaasi weeyi Wlee

  • @user-jt3qh5dn4x
    @user-jt3qh5dn4x 2 часа назад

    ₩a and ari kattan

  • @MohamedJimale-nn9iq
    @MohamedJimale-nn9iq 2 часа назад

    Gkkkkk

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 3 часа назад

    Isaaqu Cabasha badannaa ma Xaaraantaa badsadeeen😂

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 3 часа назад

    Illahay run bugugu'ogyahay waa cadawgaa somaliland xilbanada

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 3 часа назад

    Qaranku muxuu yahay bal iiga jawaab jeegaan ayuunbaa tidhahda qaran

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 3 часа назад

    Xaran ku naax adaa isku duuley ee cidi kuguma soo Dublin qolyaha calooshoda laciyaara ayaa marba yidhaah waa nalaku soo duuley

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 часа назад

    Xisbiga waddani rajada shacabka %85 guusha doorashada insha allaah

  • @mac-hirsi8569
    @mac-hirsi8569 3 часа назад

    Ismaciil yare ma isagaa khayr wada

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 3 часа назад

    Reerkan iyagoo iska ladan ayaa jambal urur samaale loo tuurey...alla daaroodku dhib badanaa😂

    • @abiiboladjama1659
      @abiiboladjama1659 2 часа назад

      Adaa laguu tuuray janballka oo kudhamaaday oo meelina haysanindee

  • @khadramahamed482
    @khadramahamed482 3 часа назад

    Alah idika umad haidika qabato aamin ayaa rabi

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 часа назад

      Allah dhiigyo cabyada ummadda ha ka qabto

    • @VivaWNP143
      @VivaWNP143 Час назад

      Ale idinka umada hydin dhaafiyo

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 часа назад

    Sharka wadani alle haynaga hayo inoomakeeno

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 4 часа назад

    Waddani walaac wuudhaafay. Madaxtoyadii wax imandoona nindiblamaasi ah.

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 4 часа назад

    Waad riyootee runtu waa maxay

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk 4 часа назад

    dalku madaxwayne ayuu leeyahay

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk 4 часа назад

    kkkk

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 5 часов назад

    Kaa yarow cuqubo kugu dhacday

  • @user-qm3hl2wu1z
    @user-qm3hl2wu1z 5 часов назад

    Waxanoo kale hasoo gudbin fifa doqon yahow.waxba umataraysid wariye.kuwani siyasiyin maaha adna wariye matihid.musharax baad shegasaye xataa xisbigan sobaxayn.waxay yihiinba waala daawaday reer wadani.habaarkaa lagu gartaa kuwani iananay halcod helayn.hadafkogo waa hunguri haybtii garanwaaga.huwan iyo waxaylasocdaan kuwii hiifay noloshiiye.hog illaahay hakurido kuwaa qaranka hiifaaya.alle idinqabay idinka aamiin insha allaah

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 5 часов назад

    Madaxwayne cusub xukuumad cusub iyo xisbi xaakim cusub

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 5 часов назад

    Wasiirka arimaha gudaha xukumada cusub ee badbaadinta Somaliland Mr. Mudane Ismaacil Yare.. waa ninka muuse biixi iyo kooxdiisa wada ciil qabka ah kasoo matajin doona wixii ay shacabka ka dhaceen

  • @MohamedAhmeddiriye-zy8im
    @MohamedAhmeddiriye-zy8im 5 часов назад

    Huwan waxaad sheegtay been

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 5 часов назад

    Ala wadanina xashishki shalay khasaraha ukeenay kama koro bal tuuga ismacil yare o midhani muxu ukeeni kara wa ki shalay xoolaha umada dhacaye